i though he is going to ask me in somali is ' waxaan u maleeyay inuu wax i waydiin rabo'
he thought that i asked him the same question in somali is ' wuxuu u maleeyay inaan waydiiyay isaga suaal isku mida '
she will move to another city in france in somali is ' waxay u guuraysaa iyadu magaalo kale oo France ku taala '
I am an eighteen year old Bangladeshi guy and I like learning languages. in somali is ' waxaan ahay wiil sideed iyo toban jir Bangladeshi ah, waxaanan jeclahay inaan barto luuqadaha '