다양한 영어 선생님을 검색해 보세요...
interpr8er
iska warran walaal

waxaan jeclahay inaan af soomaaliga baranayo.

댓글 · 2

0

walaalkay,

 

mar walba baan diyaarsanahay!

 

aad baad ugu mahadsanid naxariisadaada!

0
aad baan ufiicanahay walaal waan kugu saacidaa sidaad ku baran laheyd Af Somaliga hadii aad diyaar utahay

집에서 편안하게 언어를 배울 수 있는 기회를 놓치지 마세요. 경험 많은 강사진을 살펴보고 지금 바로 첫 수업을 신청하세요!

오늘 학습 시작하기