ابحث بين معلمي الإنجليزية المتعددين...
Somalia flagAbdirahman
Would you like to learn somali language Waxaan ahay AARKA waxaan rabaa inaan cawiyo ruux kasta oo xiiseynaya barashada af somaaliga waxaan leeyahay qibrad igu filan aan kaaga cawiyo barashada afka somalaiga hadaba hadaad xiseeyso waad ila soo xariiri kartaa waxaana diyaar u ahay inaan kaa cawiyo waana ku faraxsanahay wax barida aad baan u jeclahay. Mahadsanidiin dhamaan

التصحيحات · 0

لا تفوّت فرصة تعلّم لغة جديدة وأنت مرتاح في منزلك. تصفّح مجموعتنا المختارة من مدرّسي اللغات ذوي الخبرة وسجّل في درسك الأول الآن!

ابدأ التعلم اليوم