Would you like to learn somali language
Waxaan ahay AARKA waxaan rabaa inaan cawiyo ruux kasta oo xiiseynaya barashada af somaaliga waxaan leeyahay qibrad igu filan aan kaaga cawiyo barashada afka somalaiga hadaba hadaad xiseeyso waad ila soo xariiri kartaa waxaana diyaar u ahay inaan kaa cawiyo waana ku faraxsanahay wax barida aad baan u jeclahay. Mahadsanidiin dhamaan
多彩な 英語 講師陣から検索…

