Wählen Sie aus verschiedenen Englisch Lehrkräften für ...
United Kingdom flagSky
Magacaygu waa Lorina Haye Walaalo, Magacaygu waa Lorina. Waxaan ayan 26 jir. Soomaali waan baranayaa. Waxaan ka shaqeeya dukaan. Kombiyuutarada iyo telefoono waxaanu iibinaa. Ma jecli in aan shaqo. Doula waan rabaa ahaan. Waan jeclahay ilmaha. Mar dhow, waan rabaa hadal faseex ah af Soomaaliga. Fadlan, ii saxo.

Korrekturen · 7

1

Magacaygu waa Lorina

Haye Walaalo,
Magacaygu waa Lorina. Waxaan ahay 26 jir. Waxaan baranayaa Af Somaaliga. Waxaan ka shaqeeya dukaan. Kombiyuutarada iyo telefoono ayaanu iibinaa. Ma jecli in aan shaqo. Doula waan rabaa ahaan. Waan jeclahay ilmaha.

Mar dhow, waan rabaa hadal faseex ah af Soomaaliga. Fadlan, ii saxa.
1

Haye walaalayaal,
Magacaygu waa Lorina. Waxaan ahay 26 sano jir. Afsomali ayaan bartaa. Waxan ka shaqeeya dukaan. Waxaan iibinaa Kumbuyuutarada iyo Telefoonada. Ma jecli in aan shaqeeyo. Doula waan rabaa ahaan. Waan jeclahay ilmaha OR waan jeclahay caruurta.
Mar dhaw waxaan rabaa in aan ku hadlo Afsomali fasiix eh.

0

Magacaygu waa Lorina

Haye Walaalo,
Magacaygu waa Lorina. Waxaan jiraa 26  Soomaali baan baranayaa. Waxaan ka shaqeeya dukaan.  Waxaanu iibinaa kumbiyuutaro iyo telefoono. shaqo dayda (the the first part of dayda the {day} sound is like "they" so it is: shaqo theyda) ma jecli. Doula waan  ayaan. Waan jeclahay ilmaha.

Mar dhow, waan rabaa hadal faseex ah af Soomaaliga. Fadlan, ii saxo.

Möchten Sie schneller voran kommen?

Treten Sie dieser Lern-Community bei und testen Sie kostenlose Übungen!

Verpassen Sie nicht die Gelegenheit, bequem von zu Hause aus eine Sprache zu lernen. Stöbern Sie in unserer Auswahl an erfahrenen Sprachlehrern und melden Sie sich jetzt zu Ihrer ersten Unterrichtsstunde an!

Heute mit dem Lernen beginnen