Suldan Qamus
Su'aal? Maxeey kukala duwan yihiin CALAF iyoh NASIIB?
2015年1月18日 09:29
回答 · 1
Calaf iyo nasiib waxay ku saabsanyihiin qofka imaankiisa. Hal qof wuxuu dhihi karaa Illahay baa waaxaan ii qoray ama nasiib baan helay.
2015年5月2日
还未找到你的答案吗?
把你的问题写下来,让母语人士来帮助你!