Khadra
Waxaan ahaan jiray mid aad u xasaasi ah. corona ayaa noloshayda badashay maxaa yeelay wax badan ayaan ka bartay khibrada. saxiib badan waan lumay sidoo kale iyo aniga waan badalay. Wax badan waan bartay gudaha waayo aragnimadan. :)
Feb 28, 2021 12:08 AM