Khadra
Waxan daawaday waa sawir badan. Sawirada waa la isugeynayaa si loo sameeyo riwaayad. Waan jeclahay maxaa yeelay waa xiiso leh. Waxaa loo yaqaan Naruto. Anime wey tahay. Waa anime aan jeceshahay.
Feb 28, 2021 12:18 AM